Uncategorized

Zainab Usman Student – Nahda

Zainab Usman Student – Nahda ” Waxan u mahad celinayaa bulshada reer Puntland ee ku nool magaalada Garowe, oo runtii si qurux badan noosoo dhaweeyay, si gaara waxaan ugu mahadceli nayaa maamulka iyo Ardayda jamaacadda Boosaso-Garowe” University of Bosaso – Garowe

Nanteza Hasifa University of Bosaso – Garowe staff

Nanteza Hasifa University of Bosaso – Garowe staff “Waxan joogay jamaacadda Boosaaso- Garowe wax ka badan 10 sano, waqtigii aan joogay halkan wuxuu ahaa waqti qurux badan, waxaan la shaqeyay dad kala duwan, markan ka imid Uganda waan yar baqayay , laakiin markaan imid Garoowe waxaan dareemay inan gurigaygii jogo oo kale, waxaan hubaa inaad …

Nanteza Hasifa University of Bosaso – Garowe staff Read More »

Dr. Eman Bashir Nahda Director

Dr. Eman Bashir Nahda Director “Waxkasta waa suurtagal marka ay dadku isku kaashadaan si walaaltinimo ah, waxaan u mahad celinaynaa Dawladda iyo Shacabka Puntland, si gaar ah University of Bosaso – Garowe sidii ay noosoo dhaweeyeen, fursadan quruxda badan ma suurta gasheen hadii aysan ahayn jaamacadda Boosaaso-Garowe, tani waxay fariin u tahay dhammaan caalamka in …

Dr. Eman Bashir Nahda Director Read More »

Ardeyda_Kulliyadda_Caafimaadka gaar ahaan qaybta Caafimaadka Bulshada (Public Health) ayaa maanta tababar iyo aqoon kororsi u tagay xarunta biyaa macaaninta ee shirkadda biyaha #NUWACO.

#Ardeyda_Kulliyadda_Caafimaadka gaar ahaan qaybta Caafimaadka Bulshada (Public Health) ayaa maanta tababar iyo aqoon kororsi u tagay xarunta biyaa macaaninta ee shirkadda biyaha #NUWACO. Tababarku wuxuu ku saabsanaa sida biyaha loo sifeeyo, loo macaaniyo, loogana saaro milixda iyo adkayaasha la socda. Howl-wadeennada iyo injinneerada shirkadda ayaa si heer sare ah u soo dhaweeyey ardeyda, aqooon iyo …

Ardeyda_Kulliyadda_Caafimaadka gaar ahaan qaybta Caafimaadka Bulshada (Public Health) ayaa maanta tababar iyo aqoon kororsi u tagay xarunta biyaa macaaninta ee shirkadda biyaha #NUWACO. Read More »

Waxaa munaasibad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Jaamacadda Boosaas-Garowe Ardaydii ay dagaaladu ka hakiyeen Waxbarashadoodii ee katimid dalka Suudaan kuwaas oo Waxbarashadooda loogu dhameystirayo Jaamacadda Boosaaso Garowe,

Waxaa munaasibad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Jaamacadda Boosaas-Garowe Ardaydii ay dagaaladu ka hakiyeen Waxbarashadoodii ee katimid dalka Suudaan kuwaas oo Waxbarashadooda loogu dhameystirayo Jaamacadda Boosaaso Garowe, waana qeybtii ugu horaysay oo ah Arday katimaada wadamo kala duwan Jaamacadda Boosaaso ayaa noqonaysa Jaamacaddii ugu horaysay oo Waxbarasho dalka gudihiisa kusiisa Ardaydan, iyadoo kaashanaysa Jaamacadda #NAHDA …

Waxaa munaasibad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Jaamacadda Boosaas-Garowe Ardaydii ay dagaaladu ka hakiyeen Waxbarashadoodii ee katimid dalka Suudaan kuwaas oo Waxbarashadooda loogu dhameystirayo Jaamacadda Boosaaso Garowe, Read More »

Ardayda barata Public Health and Nutrition science ee University of Bosaso – Garowe ayaa maanta booqtay Xarunta Autism Somali Center ee magaalada Garowe.

Ardayda barata Public Health and Nutrition science ee University of Bosaso – Garowe ayaa maanta booqtay Xarunta Autism Somali Center ee magaalada Garowe. Boqashada Ardayda ayaa ahayd mid ay ugu guur galayeen Sida ardayda uga faaidaysan lahaayeen Macalimiinta gacanta ku haya caruurta qaba Autism-ka. Ugu danbayntii ardayda ayaa walidiinta haysta caruurta la nool xanuunkaasi ugu …

Ardayda barata Public Health and Nutrition science ee University of Bosaso – Garowe ayaa maanta booqtay Xarunta Autism Somali Center ee magaalada Garowe. Read More »