Ardayda barata Public Health and Nutrition science ee University of Bosaso – Garowe ayaa maanta booqtay Xarunta Autism Somali Center ee magaalada Garowe.
Boqashada Ardayda ayaa ahayd mid ay ugu guur galayeen Sida ardayda uga faaidaysan lahaayeen Macalimiinta gacanta ku haya caruurta qaba Autism-ka.
Ugu danbayntii ardayda ayaa walidiinta haysta caruurta la nool xanuunkaasi ugu baaqay inay keenaan si loogu daryeelo.
sawiro:














