Nanteza Hasifa University of Bosaso – Garowe staff

Nanteza Hasifa
“Waxan joogay jamaacadda Boosaaso- Garowe wax ka badan 10 sano, waqtigii aan joogay halkan wuxuu ahaa waqti qurux badan, waxaan la shaqeyay dad kala duwan, markan ka imid Uganda waan yar baqayay , laakiin markaan imid Garoowe waxaan dareemay inan gurigaygii jogo oo kale, waxaan hubaa inaad sideyda oo kale dareemi doontaan gurigiina oo kale oo aad ku raaxaysan doontaan joogista Garoowe iyo jaamacadda Boosaaso- Garowe, dadka ku nool magaaladan wa dad wanaagsan oo runtii dadka caawiya, Kusoo dhawaada Somalia kuso dhawaada Puntland kusoo dhawaada jaamacadda Boosaaso – Garowe.”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *