#Dr.Ahmed Hassan Mohamed madaxa Postgraduate center-ka University of Bosaso – Garowe Leave a Comment / Uncategorized / By uobg #Dr.Ahmed Hassan Mohamed madaxa Postgraduate center-ka University of Bosaso – Garowe ayaa booqasho ku tagay Jigjiga University Iyagoo ka wada hadlaya iskaashi ay labada jaamacadood ka samaynayaan dhanka cilmi baarista iyo tacliinta sare. University of Bosaso -Garowe #Jigjiga_University