Community Outreach

Dr. Eman Bashir Nahda Director

Dr. Eman Bashir Nahda Director “Waxkasta waa suurtagal marka ay dadku isku kaashadaan si walaaltinimo ah, waxaan u mahad celinaynaa Dawladda iyo Shacabka Puntland, si gaar ah University of Bosaso – Garowe sidii ay noosoo dhaweeyeen, fursadan quruxda badan ma suurta gasheen hadii aysan ahayn jaamacadda Boosaaso-Garowe, tani waxay fariin u tahay dhammaan caalamka in …

Dr. Eman Bashir Nahda Director Read More »

Waxaa munaasibad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Jaamacadda Boosaas-Garowe Ardaydii ay dagaaladu ka hakiyeen Waxbarashadoodii ee katimid dalka Suudaan kuwaas oo Waxbarashadooda loogu dhameystirayo Jaamacadda Boosaaso Garowe,

Waxaa munaasibad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Jaamacadda Boosaas-Garowe Ardaydii ay dagaaladu ka hakiyeen Waxbarashadoodii ee katimid dalka Suudaan kuwaas oo Waxbarashadooda loogu dhameystirayo Jaamacadda Boosaaso Garowe, waana qeybtii ugu horaysay oo ah Arday katimaada wadamo kala duwan Jaamacadda Boosaaso ayaa noqonaysa Jaamacaddii ugu horaysay oo Waxbarasho dalka gudihiisa kusiisa Ardaydan, iyadoo kaashanaysa Jaamacadda #NAHDA …

Waxaa munaasibad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Jaamacadda Boosaas-Garowe Ardaydii ay dagaaladu ka hakiyeen Waxbarashadoodii ee katimid dalka Suudaan kuwaas oo Waxbarashadooda loogu dhameystirayo Jaamacadda Boosaaso Garowe, Read More »