Dr. Eman Bashir Nahda Director

Dr. Eman Bashir
Nahda Director
“Waxkasta waa suurtagal marka ay dadku isku kaashadaan si walaaltinimo ah, waxaan u mahad celinaynaa Dawladda iyo Shacabka Puntland, si gaar ah University of Bosaso – Garowe sidii ay noosoo dhaweeyeen, fursadan quruxda badan ma suurta gasheen hadii aysan ahayn jaamacadda Boosaaso-Garowe, tani waxay fariin u tahay dhammaan caalamka in xiliyada adag ay jiraan dad wanaagsan oo marwalba diyaar u ah inay caawiyaan bulshooyinka dhibaataysan, jaaacadda Boosaaso- Garowe waxay na garab istaagtay xilli aad u adag, runtii aad baan ugu mahadcelinaynaa “

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *