Ardeyda_Kulliyadda_Caafimaadka gaar ahaan qaybta Caafimaadka Bulshada (Public Health) ayaa maanta tababar iyo aqoon kororsi u tagay xarunta biyaa macaaninta ee shirkadda biyaha #NUWACO.

#Ardeyda_Kulliyadda_Caafimaadka gaar ahaan qaybta Caafimaadka Bulshada (Public Health) ayaa maanta tababar iyo aqoon kororsi u tagay xarunta biyaa macaaninta ee shirkadda biyaha #NUWACO. Tababarku wuxuu ku saabsanaa sida biyaha loo sifeeyo,
loo macaaniyo, loogana saaro milixda iyo adkayaasha la socda. Howl-wadeennada iyo injinneerada shirkadda ayaa si heer sare ah u soo dhaweeyey ardeyda, aqooon iyo xirfad badanna u faa’iideeyey.
“Building Better Community”
 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *