Uncategorized

SAWIRRO: Ardayda Jaamacadda Bosaso-Garoowe oo doortay guddoomiyaha Midowga Ardayda.

University of Bosaso Garowe, Ardayda Jaamacadda, ayaa doorasho qof iyo cod oo ka dhacday xarunta wayn ee Garoowe ku doortay¬† guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda. Doorashada oo wakhti dheer qaatay waxaa markii ay soo dhammaatay natiijada waxaa ku dhawaaqay, guddoomiyaha guddiga doorashadda midowga ardayda jaamacadda Bosaaaso-Garoowe Ibraahim Sayid Cali, waxaana ku guulaystay Abdirahman Mohamed Abdiqadir Gaacir. …

SAWIRRO: Ardayda Jaamacadda Bosaso-Garoowe oo doortay guddoomiyaha Midowga Ardayda. Read More »