shape
shape
  • Home
  • News & Announcement

Jaamacadda Boosaaso – Garoowe iyo Xarunta Cilmibaadhista Soomaaliyeed ee Heritage oo Saxiixay Heshiis Is-afgarad (MoU)

Jaamacadda Boosaaso – Garoowe iyo Hay’adda Cilmi-baarista Heritage ayaa si rasmi ah u kala saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada cilmi-baarista, aqoonta, tababarrada iyo horumarinta bulshada. Heshiiskan wuxuu muhiim u yahay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya hay’adaha aqoonta iyo cilmi-baarista, iyadoo labada dhinac ay

Read More

Wafdi uu Hoggaaminayo Safiirka Indonesia oo Booqasho Ku Yimid Jaamacadda Boosaaso – Garoowe

Wafdi uu Hoggaaminayo Safiirka Indonesia oo Booqasho Ku Yimid Jaamacadda Boosaaso – Garoowe Garoowe, 6 Agoosto 2026 — Wafdi uu hoggaaminayo Safiirka Jamhuuriyadda Indonesia u fadhiya Soomaaliya, Uganda, Kenya, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DR Congo), UNEP iyo UN-HABITAT, Danijre Witjaksono Adji, ayaa booqasho rasmi ah

Read More

Jaamacadda Boosaaso Garoowe (UOB-G) iyo Jaamacadda IIUM ee Dalka Malaysiya oo Si Rasmi ah Uwada Saxiixday Heshiis Iskaashi Wadajir (MoU)

𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐨𝐨𝐬𝐚𝐚𝐬𝐨 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞 (𝐔𝐎𝐁-𝐆) 𝐢𝐲𝐨 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐈𝐔𝐌 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐚𝐲𝐬𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐒𝐢 𝐑𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐔 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐣𝐢𝐫 (𝐌𝐨𝐔) Waftigii ka socday University of Bosaso – Garowe ee maalmahan ku sugnaa dalka Malaysia ayaa si rasmi ah u saxiixay Heshiis Is afgarad iyo Iskaashi

Read More

Jaamacadda Boosaaso – Garoowe iyo Hay’adda Cilmi-baarista iyo Horumarinta Bariga Afrika (DAD) oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi

Jaamacadda Boosaaso – Garoowe iyo Hay’adda Cilmi-baarista iyo Horumarinta Bariga Afrika (DAD) oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi Maamulka Jaamacadda Boosaaso – Garoowe (UOBG) ayaa si diirran u soo dhaweeyey Prof. Dr. Ali Sheikh Ahmed, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Cilmi-baarista iyo Horumarinta Bariga Afrika (East Africa Association

Read More

Ardayda Kulliyadda Medicine-ka ee Jaamacadda Boosaaso – Garoowe oo Tababar Waxbarasho ku Qaadanaya Jaamacadda Jigjiga

Iyadoo qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Jaamacadda Boosaaso – Garoowe ay ugu jirto tayaynta waxbarashada caafimaadka iyo kobcinta xirfadaha ardayda, ardayda Kulliyadda Medicine-ka ayaa tababar waxbarasho oo heer sare ah ku qaadanaya Jaamacadda Jigjiga. Inta uu socdo tababarku, ardaydu waxay si toos ah uga

Read More

Dr. Jaaamac Faarax Xasan Wasiirka Caafimaadka Pl

Dr. Jaaamac Faarax Xasan Wasiirka Caafimaadka Pl Dr. Jaaamac Faarax Xasan Wasiirka Caafimaadka Pl “ Daruufaha adag ee ka jira dalka Suudaan ayaa keenay maanta in Ardaydooda waxbarasho u yimaadaan Puntland gaar ahaan Jaamacadda Boosaaso Garowe, waxaana u gudaynaa abaalkii ay noo galeen waqtigii adkee ee

Read More

Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe

Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe ayaa soo agaasintay kulan cilmiyeed ku saabsan is-dhexgalka, isbadelada iyo horumarka wadamada Bariga Africa kaasi uu marti ku ahaa Mr. Yidnekachew Tekle ku xigeenka Qunsulka Ethiopia ee Puntland

Read More

Hormuudka kuxigeenka Kulliyadda Caafimaadka Ahmed Kilwe Farah

Hormuudka kuxigeenka Kulliyadda Caafimaadka Ahmed Kilwe Farah Hormuudka kuxigeenka Kulliyadda Caafimaadka Ahmed Kilwe Farah ayaa warbixyey Ardayda Barata Qaybta Caafimaadka Bulshada oo booqday Kaamamka Jilab iyo Kismaayo si ay uga wacyigeliyaan xanuunada dilaaca xili roobaadka University of Bosaso – Garowe

Read More

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 2023-2024

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 2023-2024 Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood1. كلية معارف الوحي والتراث الإسلامي2. كلية التربيةWaxaa soo dhaweynta kasoo qayb galay qaybo ka tirsan maamulka jaamacada,

Read More

Ardeyda barata caafimaadka bulshada (Public Health)

Ardeyda barata caafimaadka bulshada (Public Health) #Midowga ardeyda barata caafimaadka bulshada (public health) ayaa saaka qabtay wacyi galin ku saabsan xanuunnada ka dhalan kara xilli roobaadka lagu jiro. Ardeyda oo booqasho ugu tagay dadka degan kaamamka barakacayaasha ayaa dadweynaha la wadaagay aqoon ku saabsan siday ugaa

Read More