Jaamacadda Boosaaso Garoowe oo Qabatay Toddobaadka Tiknolojiyadda 2026
Jaamacadda Boosaaso Garoowe oo Qabatay Toddobaadka Tiknolojiyadda 2026 Garoowe, 24 Sebtembar 2026 – Jaamacadda Boosaaso Garoowe ayaa qabatay barnaamijka Toddobaadka Tiknolojiyadda (Technology Week), kaas oo ay ardaydu ku soo bandhigeen hal-abuurro iyo mashaariic kala duwan oo la xiriira cilmiga tiknolojiyadda iyo aqoonta ay ka barteen jaamacadda.
Read More




