shape
shape
  • Home
  • News & Announcement

Kulan cilmi kororsi ah oo ay si wada jira usoo qaban qaabiyeen ururka dhakhaatiirta Puntland iyo jaamacadda Boosaaso-Garowe.

Kulan cilmi kororsi ah oo ay si wada jira usoo qaban qaabiyeen ururka dhakhaatiirta Puntland iyo jaamacadda Boosaaso-Garowe. Mowduuca oo ahaa “Mycetoma in Africa , trends and new treatments” waxaa jeediyay prof Ahmed Hasan Fahal. Prof ka ayaa soo bandhigay daraasaad ku saabsan xanuunka Mycetoma iyo

Read More

University of Bosaso – Garowe iyo Federation of Arab Scientific Research Councils ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad. Heshiiskan ayaa ah mid ay iska kaashanayaan cilmi baarista iyo tababarrada.

HESHIIS IS AFGARAD. University of Bosaso – Garowe iyo Federation of Arab Scientific Research Councils ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad. Heshiiskan ayaa ah mid ay iska kaashanayaan cilmi baarista iyo tababarrada. Guddoomiye ku xigeenka Golaha Cilmibaarista Dawladaha Carabta Professor Ahmed Hassan Fahal iyo Guddoomiyaha jaamacadda

Read More

Jaamacadda Boosaaso – Garoowe oo Martigelisay Shirweyne Ku Saabsan Tayaynta Siyaasadaha Caafimaadka iyo Horumarinta Cilmibaarista

Jaamacadda Boosaaso – Garoowe oo Martigelisay Shirweyne Ku Saabsan Tayaynta Siyaasadaha Caafimaadka iyo Horumarinta Cilmibaarista Garoowe, Soomaaliya – Jaamacadda Boosaaso Garoowe , gaar ahaan Xarunta Hal-abuurka, Horumarinta iyo Cilmibaarista (Center for Applied Development, Innovation and Research CADIR), aya si rasmi ah u qabatay shirweyne heer sare ah oo

Read More