Xafladda Qalinjebinta Dufcadda 9aad ee Jaamacadda Boosaaso – Garoowe
Taariikh: 27 November 2025 Garoowe, Puntland – Jaamacadda Boosaaso – Garoowe (University of Bosaso – Garoowe) ayaa si rasmi ah u qabatay Xafladda Qalinjebinta Dufcaddii 9aad, iyadoo munaasabaddaasi ay ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, kana muuqatay farxad, sharaf iyo guul ay wadaagaan ardayda
Read More




