shape
shape

Jaamacadda Boosaaso – Garoowe iyo Hay’adda Cilmi-baarista iyo Horumarinta Bariga Afrika (DAD) oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi

Jaamacadda Boosaaso – Garoowe iyo Hay’adda Cilmi-baarista iyo Horumarinta Bariga Afrika (DAD) oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi Maamulka Jaamacadda Boosaaso – Garoowe (UOBG) ayaa si diirran u soo dhaweeyey Prof. Dr. Ali Sheikh Ahmed, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Cilmi-baarista iyo Horumarinta Bariga Afrika (East Africa Association

Read More

Xafladda Qalinjebinta Dufcadda 9aad ee Jaamacadda Boosaaso – Garoowe

Taariikh: 27 November 2025 Garoowe, Puntland – Jaamacadda Boosaaso – Garoowe (University of Bosaso – Garoowe) ayaa si rasmi ah u qabatay Xafladda Qalinjebinta Dufcaddii 9aad, iyadoo munaasabaddaasi ay ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, kana muuqatay farxad, sharaf iyo guul ay wadaagaan ardayda

Read More

Ardayda Kulliyadda Medicine-ka ee Jaamacadda Boosaaso – Garoowe oo Tababar Waxbarasho ku Qaadanaya Jaamacadda Jigjiga

Iyadoo qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Jaamacadda Boosaaso – Garoowe ay ugu jirto tayaynta waxbarashada caafimaadka iyo kobcinta xirfadaha ardayda, ardayda Kulliyadda Medicine-ka ayaa tababar waxbarasho oo heer sare ah ku qaadanaya Jaamacadda Jigjiga. Inta uu socdo tababarku, ardaydu waxay si toos ah uga

Read More

Dr. Jaaamac Faarax Xasan Wasiirka Caafimaadka Pl

Dr. Jaaamac Faarax Xasan Wasiirka Caafimaadka Pl Dr. Jaaamac Faarax Xasan Wasiirka Caafimaadka Pl “ Daruufaha adag ee ka jira dalka Suudaan ayaa keenay maanta in Ardaydooda waxbarasho u yimaadaan Puntland gaar ahaan Jaamacadda Boosaaso Garowe, waxaana u gudaynaa abaalkii ay noo galeen waqtigii adkee ee

Read More

Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe

Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe ayaa soo agaasintay kulan cilmiyeed ku saabsan is-dhexgalka, isbadelada iyo horumarka wadamada Bariga Africa kaasi uu marti ku ahaa Mr. Yidnekachew Tekle ku xigeenka Qunsulka Ethiopia ee Puntland

Read More

Hormuudka kuxigeenka Kulliyadda Caafimaadka Ahmed Kilwe Farah

Hormuudka kuxigeenka Kulliyadda Caafimaadka Ahmed Kilwe Farah Hormuudka kuxigeenka Kulliyadda Caafimaadka Ahmed Kilwe Farah ayaa warbixyey Ardayda Barata Qaybta Caafimaadka Bulshada oo booqday Kaamamka Jilab iyo Kismaayo si ay uga wacyigeliyaan xanuunada dilaaca xili roobaadka University of Bosaso – Garowe

Read More

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 2023-2024

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 2023-2024 Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood1. كلية معارف الوحي والتراث الإسلامي2. كلية التربيةWaxaa soo dhaweynta kasoo qayb galay qaybo ka tirsan maamulka jaamacada,

Read More

Ardeyda barata caafimaadka bulshada (Public Health)

Ardeyda barata caafimaadka bulshada (Public Health) #Midowga ardeyda barata caafimaadka bulshada (public health) ayaa saaka qabtay wacyi galin ku saabsan xanuunnada ka dhalan kara xilli roobaadka lagu jiro. Ardeyda oo booqasho ugu tagay dadka degan kaamamka barakacayaasha ayaa dadweynaha la wadaagay aqoon ku saabsan siday ugaa

Read More

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 1. كلية معارف الوحي والتراث الإسلامي 2. كلية التربية University of Bosaso – Garowe

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 1. كلية معارف الوحي والتراث الإسلامي 2. كلية التربية University of Bosaso – Garowe Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 1. كلية

Read More

Ardeyda cusub ee ku soo biirtay Kulliyadda culuumta bulshada sanad jaamacadeedkan 2023-2024.

Ardeyda cusub ee ku soo biirtay Kulliyadda culuumta bulshada sanad jaamacadeedkan 2023-2024. Ardeyda cusub ee ku soo biirtay Kulliyadda culuumta bulshada sanad jaamacadeedkan 2023-2024. University of Bosaso – Garowe “Building Better Community”

Read More