Uncategorized

#Sawirro: Munaasabad lagu sagootinayay Sadex dhakhaatiir oo takhakhus Waxbarasho University of Bosaso – Garowe ugu dirtay dalka Uganda

 Munaasabad lagu sagootinayay Sadex dhakhaatiir oo takhakhus Waxbarasho University of Bosaso – Garowe ugu dirtay dalka Uganda, ayaa caawa lagu qabtay Hotelka Martisoor ee Caasimadda Puntland Garoowe. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland, Wasiir ku xigeenka Cadaaladda Puntland, Guddoomiyaha Jaamacadda University of Bosaso – Garoowe, qaybo ka mid ah Maamulka Jaamacadda, Arday iyo marti-sharaf kale, ayaa ka …

#Sawirro: Munaasabad lagu sagootinayay Sadex dhakhaatiir oo takhakhus Waxbarasho University of Bosaso – Garowe ugu dirtay dalka Uganda Read More »

#Daawo Munaasabad lagu sagootinayay Sadex dhakhaatiir oo takhakhus Waxbarasho University of Bosaso – Garowe ugu dirtay dalka #Uganda

#Daawo Munaasabad lagu sagootinayay Sadex dhakhaatiir oo takhakhus Waxbarasho University of Bosaso – Garowe ugu dirtay dalka #Uganda Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland, Wasiir ku xigeenka Cadaaladda Puntland, Guddoomiyaha University of Bosaso – Garowe qaybo ka mid ah Maamulka Jaamacadda, Arday iyo marti-sharaf kale, ayaa ka qeybgalay munaasabaddan.

 University of Bosaso – Garowe ayaa caawa lagu Soo gabagabeeyay madasha Tusmayn iyo Talo wadaag, taasoo sanadkiiba mar la qabto.

 University of Bosaso – Garowe ayaa caawa lagu Soo gabagabeeyay madasha Tusmayn iyo Talo wadaag, taasoo sanadkiiba mar la qabto. Kulanka Tusmayn iyo Talowadaag oo ah kulan sannad leh waxaa sannadka ku casunnaa Prof. Abdirazak Abdullahi Hashi oo ah aqoon yahan Soomaaliyeed oo ka tirsan jaamacadda IIUM Malaysia, Prof. Ku wuxuu ardayda u jeediyay mawduuc …

 University of Bosaso – Garowe ayaa caawa lagu Soo gabagabeeyay madasha Tusmayn iyo Talo wadaag, taasoo sanadkiiba mar la qabto. Read More »

#Prof. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xaashi oo ah Madaxa Xarumaha Jaamacadda #IIUM Faraca Kuantan #Malaysia oo booqasho ku yimid University of Bosaso – Garowe ayaa tababar ku saabsan Cilmi-baarista la wadaagey maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda.

#Prof. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xaashi oo ah Madaxa Xarumaha Jaamacadda #IIUM Faraca Kuantan #Malaysia oo booqasho ku yimid University of Bosaso – Garowe ayaa tababar ku saabsan Cilmi-baarista la wadaagey maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda. Tababarkaan oo muddo saddex cisho ah soconaya ayaa ujeedadiisu tahay sidii kor loogu qaadi heerka Cilmi-baarista University Of Bosaso-Garowe oo mar walba …

#Prof. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xaashi oo ah Madaxa Xarumaha Jaamacadda #IIUM Faraca Kuantan #Malaysia oo booqasho ku yimid University of Bosaso – Garowe ayaa tababar ku saabsan Cilmi-baarista la wadaagey maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda. Read More »