“Aad bay muhiim ugu tahay Macalinka wax barayaa arday inuu haysto shahaado noocan ah oo uu wax ka yaqaanno qaabka wax dhigidda, waan Hambalyeyn qalinjabiyayaasha, waxaa xusid mudan in shaqaale wasaaradda waxbarashada ka socda ay kamid yihiin qalinjabiyayaasha, Jaamacadda Bosaso waan ku bogaadin mar walba inay la gaar tahay kulliyado noocaan ah, Jaamacadda IUIU si gaar ah ayaan ugu mahadcelin waayo fursad loo safro ayay Puntland noogu keentay” Wasiir Cabdullaahi Xasan Wasiirka Waxbarashada Puntland Islamic University In Uganda University of Bosaso – Garowe #uobpostgraduategraduation2023

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *