” Waxbarriddu waa in Qofku inuu cilmi kaa qaato & qofka dhaqankiisa, dad la dhaqankiisa inaad toosiso, waxaan hubaa in bulshada wax badan iska beddeli lahaa haddii Bare walba uu ardayga beddeli lahaa, Jaamacadda IUIU waan uga mahad celinaynaa fursaddaan qaaliga ah, waxaan bogaadinayaa wada-shaqeynta ka dhaxaysa UOB & IUIU, Ugu dambeyn Hambalyo ayaan leeyahay Aqoon-yahanka soo afmeeray Postgraduate Diplomkan.” Dr. Mohamud Sheikh Osman (Diyeeshe). Guddoomiyaha guud ee Jaamacadda Bosaso. Islamic University In Uganda University of Bosaso – Garowe #uobpostgraduategraduation2023

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *