Jaamacadda Boosaaso Garoowe oo qabatay Barnaamijka Tusmayn iyo Talo wadaaag
Jaamacadda Boosaaso Garoowe oo Markii 13-aad Qabatay Barnaamijka Tusmayn iyo Talowadaag Garoowe, 16 Sebtembar 2026 – Jaamacadda Boosaaso Garoowe ayaa markii 13-aad qabatay barnaamijka Tusmayn iyo Talowadaag, oo loogu talagalay hagidda ardayda hiigsanaysa tacliinta sare, si ay u ogaadaan awoodahooda, xiisahooda iyo kulliyadaha ku habboon ee
Read More




