Home
About Us
About Us
Vision & Mission
Director Message
Academics
Faculties
Faculty of Commerce and Management Science
Faculty of Social Science
Faculty of Medicine and Health Science
Faculty of Science and Technology
Faculty of Islamic Revealed Knowledge and Heritage
Faculty of Education
Admissions
Academic Calendar
Centers
Center for Postgraduate Studies
CENTER FOR APPLIED DEVELOPMENT INNOVATION, AND RESEARCH-CADIR
Research
Collaboration
Institutions
Academic Reviewers
Community Outreach
Alumni
Contact
+25290-5020562
info@uobg.edu.so
Saturday - Thursday: 8:00 AM - 8:00 PM
Home
About Us
About Us
Vision & Mission
Director Message
Academics
Faculties
Faculty of Commerce and Management Science
Faculty of Social Science
Faculty of Medicine and Health Science
Faculty of Science and Technology
Faculty of Islamic Revealed Knowledge and Heritage
Faculty of Education
Admissions
Academic Calendar
Centers
Center for Postgraduate Studies
CENTER FOR APPLIED DEVELOPMENT INNOVATION, AND RESEARCH-CADIR
Research
Collaboration
Institutions
Academic Reviewers
Community Outreach
Alumni
Contact
Home
News & Announcement
Jaamacadda Boosaaso Garoowe oo qabatay Barnaamijka Tusmayn iyo Talo wadaaag
by Mygarowe.uni
October 29, 2026
Academic
Jaamacadda Boosaaso Garoowe oo Markii 13-aad Qabatay Barnaamijka Tusmayn iyo Talowadaag
Garoowe, 16 Sebtembar 2026
– Jaamacadda Boosaaso Garoowe ayaa markii 13-aad qabatay barnaamijka
Tusmayn iyo Talowadaag
, oo loogu talagalay hagidda ardayda hiigsanaysa tacliinta sare, si ay u ogaadaan awoodahooda, xiisahooda iyo kulliyadaha ku habboon ee ay dooran karaan marka ay bilaabayaan waxbarashadooda jaamacadeed. Barnaamijkan ayaa door muhiim ah ka qaata wacyigelinta iyo hagidda ardayda, isaga oo ka caawinaya inay si wanaagsan u fahmaan fursadaha waxbarasho ee ay heli karaan, isla markaana ay go’aanno xog ogaal ah ka gaaraan mustaqbalkooda waxbarasho iyo xirfadeed. Jaamacadda Boosaaso Garoowe waxay aaminsan tahay in doorashada saxda ah ee kulliyadda iyo barnaamijka waxbarasho ay saldhig u tahay horumarka ardayga iyo ka qaybqaadashadiisa horumarinta bulshada. Sidaas darteed, barnaamijka Tusmayn iyo Talowadaag wuxuu qayb ka yahay dadaallada jaamacaddu ugu jirto dhiirrigelinta waxbarashada, horumarinta kartida dhallinyarada iyo diyaarinta jiil aqoon iyo xirfad leh. Jaamacadda Boosaaso Garoowe waxay sii wadaysaa dadaallada lagu taageerayo ardayda, si ay u helaan hagid waxbarasho oo ku habboon, una dhistaan mustaqbal ku salaysan aqoon, karti iyo himilo.
Jaamacadda Boosaaso Garoowe – Building Better Community.
Share:
Leave A Comment
Cancel reply
Your email address will not be published. Required fields are marked *
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Post Comment