shape
shape
  • Home
  • November 24, 2026

barnaamijka soo dhowaynta ardayda cusub e sannad jaamacadeedka 2026-2027

Jaamacadda Boosaaso – Garoowe oo Munaasabad Soo-dhoweyn ah u Qabatay Ardayda Cusub Jaamacadda Boosaaso, Faraceeda Garoowe, ayaa caawa qabatay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhoweynayay ardayda cusub ee sannad jaamacadeedka 2026-2027 ku soo biirtay jaamacadda. Munaasabadda ayaa qayb ka ahayd

Read More