shape
shape

University of Bosaso – Garowe oo ka qayb-galaysa shirwaynaha kaabaayaasha dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland ayaa kasoo jeedisay shirwaynaha cilmi-baaris ay jaamacaddu waddo oo ku saabsan” Qiimaynta deegaanka maalgashiga ganacsi ee Puntland: Fursadaha iyo Caqabadaha” “Assessing Puntland’s Business Investment Environment: Drivers, Opportunities and Challenges

#Sawiro University of Bosaso – Garowe oo ka qayb-galaysa shirwaynaha kaabaayaasha dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland ayaa kasoo jeedisay shirwaynaha cilmi-baaris ay jaamacaddu waddo oo ku saabsan” Qiimaynta deegaanka maalgashiga ganacsi ee Puntland: Fursadaha iyo Caqabadaha” “Assessing Puntland’s Business Investment Environment: Drivers, Opportunities and Challenges” University of

Read More

Guddoomiye ku-xigeenka Akaadimiga University of Bosaso – Garowe Fawzio Abdullaahi Elmi,

 Guddoomiye ku-xigeenka Akaadimiga University of Bosaso – Garowe Fawzio Abdullaahi Elmi, “Kulliyadda culuumta bulshada ardeydii horay uga baxday waa kuwo bulshada saamayn ku dhex leh oo wax ka badelay adinka sidaas ayaan idinka rajeynayaa”. University of Bosaso – Garowe “Building Better Community”

Read More

Madaxa Maaliyadda Jaamacadda Boosaaso – Garoowe Cabdiqani Maxamed Axmed

Madaxa Maaliyadda Jaamacadda Boosaaso – Garoowe Cabdiqani Maxamed AxmedUniversity of Bosaso – Garowe“Building Better Community”

Read More

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland “Jaamacadda Bosaaso waxaan ka qalinjabiyay 10-sano ka hor

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland “Jaamacadda Bosaaso waxaan ka qalinjabiyay 10-sano ka hor….  Daawo: Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland”Jaamacadda Bosaaso waxaan ka qalinjabiyay 10-sano ka hor gaar ahaan kulliyadda culuumta bulshada sidaas darteed waxaan qirayaa inaad doorateen Jaamacaddii ugu

Read More