shape
shape

Ardeyda barata caafimaadka bulshada (Public Health)

Ardeyda barata caafimaadka bulshada (Public Health) #Midowga ardeyda barata caafimaadka bulshada (public health) ayaa saaka qabtay wacyi galin ku saabsan xanuunnada ka dhalan kara xilli roobaadka lagu jiro. Ardeyda oo booqasho ugu tagay dadka degan kaamamka barakacayaasha ayaa dadweynaha la wadaagay aqoon ku saabsan siday ugaa

Read More

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 1. كلية معارف الوحي والتراث الإسلامي 2. كلية التربية University of Bosaso – Garowe

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 1. كلية معارف الوحي والتراث الإسلامي 2. كلية التربية University of Bosaso – Garowe Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 1. كلية

Read More

Ardeyda cusub ee ku soo biirtay Kulliyadda culuumta bulshada sanad jaamacadeedkan 2023-2024.

Ardeyda cusub ee ku soo biirtay Kulliyadda culuumta bulshada sanad jaamacadeedkan 2023-2024. Ardeyda cusub ee ku soo biirtay Kulliyadda culuumta bulshada sanad jaamacadeedkan 2023-2024. University of Bosaso – Garowe “Building Better Community”

Read More

Soo dhowaynta ardayda cusub ee Kulliyadda Ganacsiga iyo Culuumta maamulka, Jaamacadda Bossaso, Garowe. 2023-2024.

Soo dhowaynta ardayda cusub ee Kulliyadda Ganacsiga iyo Culuumta maamulka, Jaamacadda Bossaso, Garowe. 2023-2024. Waxaa caawa la qabtay xaflada soo dhowaynta ardayda cusub ee Kulliyadda Ganacsiga iyo Culuumta maamulka, University of Bosaso – Garowe Ardayda cusub waxay ka kooban yihiin 4 qaybood, #culuumta xisaabaadka #maaraynta qayraadka

Read More

SAWIRO: Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimay oo ay ku qalin jabinayeen Ducaddii 7-aad ee Ardayda Jaamacadda Boosaaso Garowe

SAWIRO: Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimay oo ay ku qalin jabinayeen Ducaddii 7-aad ee Ardayda Jaamacadda Boosaaso Garowe University of Bosaso – Garowe: Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimay oo ay ku qalin jabinayeen Ducaddii 7-aad ee Ardayda Jaamacadda Boosaaso Garowe

Read More

Maamulka jaamacadda Boosaaso-Garoowe ayaa kulan soo dhawayn dhiirigalin iyo talasiin ah la yeeshay guddoonka iyo golaha xukuumadda midawga ardayda jaamacadda boosaaso-garoowe.

Maamulka jaamacadda Boosaaso-Garoowe ayaa kulan soo dhawayn dhiirigalin iyo talasiin ah la yeeshay guddoonka iyo golaha xukuumadda midawga ardayda jaamacadda boosaaso-garoowe. Maamulka jaamacadda Boosaaso-Garoowe ayaa kulan soo dhawayn dhiirigalin iyo talasiin ah la yeeshay guddoonka iyo golaha xukuumadda midawga ardayda jaamacadda boosaaso-garoowe. University of Bosaso –

Read More

Maamulka University of Bosaso – Garowe ayaa kulan soo dhaweyn iyo xog is weydaarsi ah la qaatay professor ahmed hassan fahal

Maamulka University of Bosaso – Garowe ayaa kulan soo dhaweyn iyo xog is weydaarsi ah la qaatay professor ahmed hassan fahal Maamulka University of Bosaso – Garowe ayaa kulan soo dhaweyn iyo xog is weydaarsi ah la qaatay professor ahmed hassan fahal. professor fahal waa cilmi baare

Read More

Maamulka Jaamacadda Boosaaso-Garoowe ayaa maanta Beerta 22-aad qado sharaf ugu sameeyey Prof Ahmed Hassan Fahal iyo maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda Nahda

Maamulka Jaamacadda Boosaaso-Garoowe ayaa maanta Beerta 22-aad qado sharaf ugu sameeyey Prof Ahmed Hassan Fahal iyo maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda Nahda Maamulka Jaamacadda Boosaaso-Garoowe ayaa maanta Beerta 22-aad qado sharaf ugu sameeyey Prof Ahmed Hassan Fahal iyo maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda Nahda College NC – كلية النهضةUniversity

Read More

Kulan cilmiyeed ballaaran oo lagu gorfaynayaan fursadaha maalgalinta iyo horumarinta cilmi baarista ayaa caawa ka qabsoomay jaamacadda Boosaso-Garowe. Prof Ahmed Hassan Faha

Kulan cilmiyeed ballaaran oo lagu gorfaynayaan fursadaha maalgalinta iyo horumarinta cilmi baarista ayaa caawa ka qabsoomay jaamacadda Boosaso-Garowe. Prof Ahmed Hassan Fahal Kulan cilmiyeed ballaaran oo lagu gorfaynayaan fursadaha maalgalinta iyo horumarinta cilmi baarista ayaa caawa ka qabsoomay jaamacadda Boosaso-Garowe. Prof Ahmed Hassan Fahal ayaa jeediyay

Read More

Heshiis is-afgarad: Jaamacadda Boosaaso Garoowe iyo Jaamacadda Jamhuuriya

Heshiis Is-afgarad: Jaamacadda Boosaaso Garoowe iyo Jaamacadda Jamhuuriya Jaamacadda Boosaaso – Garoowe iyo Jaamacadda Jamhuriya University of Science and Technology ee magaalada Muqdisho, ayaa heshiis is af-garad iyo wada shaqayn ah ku wada saxiixday Magaalada Muqdisho. Heshiiska ayaa ku qotoma wada shaqayn iyo iskaashi dhexmara labada

Read More