shape
shape
  • Home
  • News & Announcement
  • Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 2023-2024
Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 2023-2024
Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood
1. كلية معارف الوحي والتراث الإسلامي
2. كلية التربية
Waxaa soo dhaweynta kasoo qayb galay qaybo ka tirsan maamulka jaamacada, labada hurmuud ee labada kuliyadood
Dr. Ayaan Maxamed Ali iyo Dr. Daahir Maxamuud Nuur , Macalimiin, iyo Ardayda qaybahooda kala duwan
Waxaana halkaa kalmado ka Jeediyey Masuuliyiintii kala Duwanaa ee ka soo qaybgalay Munaasabada Soo dhowaynta Ardayda

Comments are closed