shape
shape
  • Home
  • News & Announcement
  • University of Bosaso – Garowe iyo Federation of Arab Scientific Research Councils ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad. Heshiiskan ayaa ah mid ay iska kaashanayaan cilmi baarista iyo tababarrada.
HESHIIS IS AFGARAD.
University of Bosaso – Garowe iyo Federation of Arab Scientific Research Councils ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad. Heshiiskan ayaa ah mid ay iska kaashanayaan cilmi baarista iyo tababarrada.
Guddoomiye ku xigeenka Golaha Cilmibaarista Dawladaha Carabta Professor Ahmed Hassan Fahal iyo Guddoomiyaha jaamacadda Boosaaso – Garoowe Dr. Maxamed Ali Maslah ayaa heshiiska wada saxiixay.
“Building Better Community”
 
 
SAWIRO:

Comments are closed