shape
shape
  • Home
  • News & Announcement
  • Soo dhowaynta ardayda cusub ee Kulliyadda Ganacsiga iyo Culuumta maamulka, Jaamacadda Bossaso, Garowe. 2023-2024.
Soo dhowaynta ardayda cusub ee Kulliyadda Ganacsiga iyo Culuumta maamulka, Jaamacadda Bossaso, Garowe. 2023-2024.
Waxaa caawa la qabtay xaflada soo dhowaynta ardayda cusub ee Kulliyadda Ganacsiga iyo Culuumta maamulka, University of Bosaso – Garowe Ardayda cusub waxay ka kooban yihiin 4 qaybood,
#culuumta xisaabaadka
#maaraynta qayraadka aadana(HRM),
#culuumta Bangiyada islaamka,
Waxaa ka soo qaybta maamulka jaamacada, hormuudka kulliyada ganacsiga iyo culuumta maamulka, Hormuudka kulliyada shareecada, ardayda cusub, iyo ardaydii horay kulliyada u dhigan jirtay qaar ka mid ah.
Waxaa loo soo agaasimay xaflada si heer sare ah, waxaana ardayda loo soo jeediyey dhiirigelino kala kuwan, dardaaran dhanka waxbarashada xoogga saaraya iyo inay waqtiga maamushaan si ay horumar dhanka waxbarashada u gaaraan.
Soo dhowaynta ardayda cusub ee Kulliyadda Ganacsiga iyo Culuumta maamulka, Jaamacadda Bossaso, Garowe. 2023-2024.
“Building Better Community”

Comments are closed