shape
shape
  • Home
  • News & Announcement
  • Maamulka University of Bosaso – Garowe ayaa kulan soo dhaweyn iyo xog is weydaarsi ah la qaatay professor ahmed hassan fahal
Maamulka University of Bosaso – Garowe ayaa kulan soo dhaweyn iyo xog is weydaarsi ah la qaatay professor ahmed hassan fahal
Maamulka University of Bosaso – Garowe ayaa kulan soo dhaweyn iyo xog is weydaarsi ah la qaatay professor ahmed hassan fahal. professor fahal waa cilmi baare wax ka qora xanuunka “Mycetoma” waana mid ka mida dadka ugu hoorreeya dunida oo xanuunkaan wax ka qora, sidoo kale waa xoog-hayaha guud ee cilmi baarayashaa dowladaha Carbeed. kulanka ayaa lagu gorfeeyey doorka cilmi baarista iyo hormarinta waxbarashada sare.
“Building Better Community”

Comments are closed