shape
shape
Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe

Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe ayaa soo agaasintay kulan cilmiyeed ku saabsan is-dhexgalka, isbadelada iyo horumarka wadamada Bariga Africa kaasi uu marti ku ahaa Mr. Yidnekachew Tekle ku xigeenka Qunsulka Ethiopia ee Puntland Garowe.
Kulanka ayaa loo qabtay ardeyda barata Xiriirka caalamiga ah iyo Diblomaasiyadda iyo ardeyda barata maamulka dawliga ah.
Gabagabadii kulan ardeydii ka qaybgashay ayaa su’aalo la xiriira Arrimaha gobolka geeska Africa waydiiyay Mr. Yidnekachew Tekle.
“Building Better Community”

Comments are closed