shape
shape
Hormuudka kuxigeenka Kulliyadda Caafimaadka Ahmed Kilwe Farah

Hormuudka kuxigeenka Kulliyadda Caafimaadka Ahmed Kilwe Farah ayaa warbixyey Ardayda Barata Qaybta Caafimaadka Bulshada oo booqday Kaamamka Jilab iyo Kismaayo si ay uga wacyigeliyaan xanuunada dilaaca xili roobaadka

Comments are closed