shape
shape
  • Home
  • Academic
  • Heshiis is-afgarad: Jaamacadda Boosaaso Garoowe iyo Jaamacadda Jamhuuriya
Heshiis Is-afgarad: Jaamacadda Boosaaso Garoowe iyo Jaamacadda Jamhuuriya
Jaamacadda Boosaaso – Garoowe iyo Jaamacadda Jamhuriya University of Science and Technology ee magaalada Muqdisho, ayaa heshiis is af-garad iyo wada shaqayn ah ku wada saxiixday Magaalada Muqdisho. Heshiiska ayaa ku qotoma wada shaqayn iyo iskaashi dhexmara labada jaamacadood ee dhinacyada waxbarashada, cilmibaarista, horumarinta iyo tiknooloojiyadda.
 
Waxaa madasha saxiixa is-afgaradka qayb ka ahaa madaxda sare ee labada jaamacadood oo kala ah: Guddoomiyaha Jaamacadda Boosaaso – Garoowe 𝐃𝐫. 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 (𝐌𝐚𝐬𝐥𝐚𝐱) iyo Guddoomiyaha Jaamacadda Jamhuriya ee Culuumta iyo Tiknooolojiyadda 𝐄𝐧𝐠 Mohamed A. Mohamud (𝐁𝐥𝐚𝐜𝐤).

Comments are closed