shape
shape
Ardeyda barata caafimaadka bulshada (Public Health)

#Midowga ardeyda barata caafimaadka bulshada (public health) ayaa saaka qabtay wacyi galin ku saabsan xanuunnada ka dhalan kara xilli roobaadka lagu jiro. Ardeyda oo booqasho ugu tagay dadka degan kaamamka barakacayaasha ayaa dadweynaha la wadaagay aqoon ku saabsan siday ugaa hortagi lahaayeen xanuunada qaarkood sida Malaria, Typhoid, Dengue fever, Cholera iyo xanuunna kale oo duqsiga iyo kaneecadu gudbin karaan.
“Building Better Community”

Comments are closed