Kulan cilmi kororsi ah oo ay si wada jira usoo qaban qaabiyeen ururka dhakhaatiirta Puntland iyo jaamacadda Boosaaso-Garowe.
Mowduuca oo ahaa “Mycetoma in Africa , trends and new treatments” waxaa jeediyay prof Ahmed Hasan Fahal. Prof ka ayaa soo bandhigay daraasaad ku saabsan xanuunka Mycetoma iyo sida loo daaweeyo
Comments are closed