#BOOSAASO – Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Hon. Ahmed Abdirizak Dirie oo hawlo shaqo Boosaaso u jooga ayaa maanta koormeer shaqo ku tagey Xarumaha dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Bari. Xarumaha Agaasimahu booqday waxaa ka mid ahaa Cashuuraha Berigga, Miisaaniyadda, Xisaabaadka, hantidhowrka gudaha iyo Laanta Bangiga ee gobolka Bari. Agaasime  Ahmed Abdirizak Dirie waxaa xarunta ku soo dhaweyey Maamulaha Cashuuraha Berriga gobolka Bari Yuusuf Guray, waxana uu booqday xafiisyada kala duwan ee xarunta oo ay ka socotay shaqo maalmeedka Wasaaradda. Dhinaca kale Agaasimaha ayaa booqday Xarunta Laanta Bangiga gobolka Bari ee Boosaaso, waxana u halkaasi kula kulamay Maamulaha Bangiga laanta Boosaaso iyo Xisaabiyaha gobalka, waxana ay ka wada hadleen shaqooyinka socda. Kormeerkan shaqo ee Agaasimaha waxaa ku weheliyey Agaasimaha cashuuraha Berriga Puntland, sharciyaqaanka Wasaaradda Maaliyadda iyo mas’uuliyiin kale, booqashadana waxa ay qayb ka tahay dar-dar gelinta dakhliga Dowladda Puntland.

BOOSAASO – Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Hon. Ahmed Abdirizak Dirie oo hawlo shaqo Boosaaso u jooga ayaa maanta koormeer shaqo ku tagey Xarumaha dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Bari. Xarumaha Agaasimahu booqday waxaa ka mid ahaa Cashuuraha Berigga, Miisaaniyadda, Xisaabaadka, hantidhowrka gudaha iyo Laanta Bangiga ee gobolka Bari. Agaasime  Ahmed Abdirizak …

#BOOSAASO – Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Hon. Ahmed Abdirizak Dirie oo hawlo shaqo Boosaaso u jooga ayaa maanta koormeer shaqo ku tagey Xarumaha dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Bari. Xarumaha Agaasimahu booqday waxaa ka mid ahaa Cashuuraha Berigga, Miisaaniyadda, Xisaabaadka, hantidhowrka gudaha iyo Laanta Bangiga ee gobolka Bari. Agaasime  Ahmed Abdirizak Dirie waxaa xarunta ku soo dhaweyey Maamulaha Cashuuraha Berriga gobolka Bari Yuusuf Guray, waxana uu booqday xafiisyada kala duwan ee xarunta oo ay ka socotay shaqo maalmeedka Wasaaradda. Dhinaca kale Agaasimaha ayaa booqday Xarunta Laanta Bangiga gobolka Bari ee Boosaaso, waxana u halkaasi kula kulamay Maamulaha Bangiga laanta Boosaaso iyo Xisaabiyaha gobalka, waxana ay ka wada hadleen shaqooyinka socda. Kormeerkan shaqo ee Agaasimaha waxaa ku weheliyey Agaasimaha cashuuraha Berriga Puntland, sharciyaqaanka Wasaaradda Maaliyadda iyo mas’uuliyiin kale, booqashadana waxa ay qayb ka tahay dar-dar gelinta dakhliga Dowladda Puntland. Read More »