Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland “Jaamacadda Bosaaso waxaan ka qalinjabiyay 10-sano ka hor

Daawo: Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland “Jaamacadda Bosaaso waxaan ka qalinjabiyay 10-sano ka hor gaar ahaan kulliyadda culuumta bulshada sidaas darteed waxaan qirayaa inaad doorateen Jaamacaddii ugu mudnayd iyo kulliyadda qiimo badan”. University of Bosaso – Garowe “Building Better Community”

Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe ayaa xaflad soo dhaweyn ah u qabatay ardeyda cusub ee Kulliyadda kusoo biirtay sanad jaamacadeedkan 2023-2024.

Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe ayaa xaflad soo dhaweyn ah u qabatay ardeyda cusub ee Kulliyadda kusoo biirtay sanad jaamacadeedkan 2023-2024. Guddoomiye ku xigeenka koowaad golaha dawladda Puntland mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cusmaan, Guddoomiye ku xigeenka jaamacadda Marwo Fawsiyo, Hormuudka kulliyadda culuumta bulshada, Macalimiinta jaamacadda iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qaybgashay soo …

Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe ayaa xaflad soo dhaweyn ah u qabatay ardeyda cusub ee Kulliyadda kusoo biirtay sanad jaamacadeedkan 2023-2024. Read More »

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 1. كلية معارف الوحي والتراث الإسلامي 2. كلية التربية University of Bosaso – Garowe

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 1. كلية معارف الوحي والتراث الإسلامي 2. كلية التربية University of Bosaso – Garowe https://uobg.edu.so “Building Better Community”

ardeyda barata caafimaadka bulshada (public health)

#Midowga ardeyda barata caafimaadka bulshada (public health) ayaa saaka qabtay wacyi galin ku saabsan xanuunnada ka dhalan kara xilli roobaadka lagu jiro. Ardeyda oo booqasho ugu tagay dadka degan kaamamka barakacayaasha ayaa dadweynaha la wadaagay aqoon ku saabsan siday ugaa hortagi lahaayeen xanuunada qaarkood sida Malaria, Typhoid, Dengue fever, Cholera iyo xanuunna kale oo duqsiga …

ardeyda barata caafimaadka bulshada (public health) Read More »

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 2023-2024

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 1. كلية معارف الوحي والتراث الإسلامي 2. كلية التربية Waxaa soo dhaweynta kasoo qayb galay qaybo ka tirsan maamulka jaamacada, labada hurmuud ee labada kuliyadood Dr. Ayaan Maxamed Ali iyo Dr. Daahir Maxamuud Nuur , Macalimiin, iyo Ardayda qaybahooda kala …

Waxaa Hoolweynaha University of Bosaso – Garowe lagu soo dhoweyey Ardayda Cusub ee labada kuliyadood 2023-2024 Read More »

Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe

Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe ayaa soo agaasintay kulan cilmiyeed ku saabsan is-dhexgalka, isbadelada iyo horumarka wadamada Bariga Africa kaasi uu marti ku ahaa Mr. Yidnekachew Tekle ku xigeenka Qunsulka Ethiopia ee Puntland Garowe. Kulanka ayaa loo qabtay ardeyda barata Xiriirka caalamiga ah iyo Diblomaasiyadda iyo ardeyda barata maamulka dawliga ah. …

Kulliyadda culuumta bulshada ee University of Bosaso – Garowe Read More »