Guddoomiye ku-xigeenka Akaadimiga University of Bosaso – Garowe Fawzio Abdullaahi Elmi,
“Kulliyadda culuumta bulshada ardeydii horay uga baxday waa kuwo bulshada saamayn ku dhex leh oo wax ka badelay adinka sidaas ayaan idinka rajeynayaa”.
“Building Better Community”