Waxaa xalay difaacashii book-ta u bilaabatay ardayda dhigata kulliyada Ganacsiga iyo maamulka Casriga, University of Bosaso – Garowe, waxayna kala ahaayeen ardayda accounting iyo human resource management-ga oo semesterkii ugu dambeeyey ku jira, waxayna book-ta u difaacanayeen koox ahaan( Groups) iyada oo qaar kooxda ka tirsana jeedinayeen, qaarka kalena ay wixii su’aalo ka jawaabayeen.



















