Jaamacadda Boosaaso, Garoowe, ayaa ka qayb gashay shirwayahan waxbarashada qaran oo ka soconaya magaalada Muqdisho ee caasimadda dalkeena. Inta shirku socday waxaa lagu lafo guray sooyaalka waxbarashada, horumarka waxbarashada laga sameeyey, caqabadaha jira iyo hanaanka hufan ee lagu horumarinayo waxbarashada dalkeena. University of Bosaso – Garowe

Jaamacadda Boosaaso, Garoowe, ayaa ka qayb gashay shirwayahan waxbarashada qaran oo ka soconaya magaalada Muqdisho ee caasimadda dalkeena.
Inta shirku socday waxaa lagu lafo guray sooyaalka waxbarashada, horumarka waxbarashada laga sameeyey, caqabadaha jira iyo hanaanka hufan ee lagu horumarinayo waxbarashada dalkeena.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *