#Sawiro:Maamulka Jaamacada Islamic University In Uganda IUIU iyo Maamulka Jaamacada University of Bosaso – Garowe ayaa maanta yeeshay kulan ku saabsan xoojinta xiriirka labadda jaamacadood.

Maamulka Jaamacada Islamic University In Uganda IUIU iyo Maamulka Jaamacada University of Bosaso – Garowe ayaa maanta yeeshay kulan ku saabsan xoojinta xiriirka labadda jaamacadood.
Kulamada ayaa looga hadlay barnaamijyadda waxbarasho ee ay wada wadaan labadda jaamacadod, taaso ku aadan dardargalinta iskaashiga cilmi baarista, kawada shaqaynta koru-uqaadid tayadda shaqaalaha xafiis-yadda jaamacadda iyo qodobo kale.
Wafdiga kasocda Jaamacada Islamic University Uganda ayaa kormeeray labada xarumood ee Jaamacada Bosaso ku leedahay magaalada Garowe.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *