Hadaljeedintii “Farxad bay ii tahay inaan kasoo qeyb galo xafladda lagu maamuusayo ardayda dhameysatay Diplom-ka Maamulka iyo baridda, waa barnaamij aad u qiimo badan, Jaamacadda IUIU waxaan ka codsanaynaa inay gaarsiiyaan heer Master” Dr. Mohamed Ali Farah Wasiir ku xigeenka Caddaaladda & Dastuurka PL, ahna Asaase UOB #uobpostgraduategraduation2023 University of Bosaso – Garowe

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *