#muqaal: xubino ka mida Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa booqasho ku yimid doorashadda ka socoda University of Bosaso – Garowe oo ay ardaydu ku dooranayso guddoonka midowga ardayda. Xafso Salaad oo ka mid ah Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa bogaadisay habka ay u socoto doorashadda ay u ardaydu iskugu dooranayaan nidaamka qof iyo cod.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *