Wasiirka waxbarashada Puntland Abdullaahi Maxamed Xassan: “Waxaan xasuustaa dalka oo leh hal jaamacad oo ahayd jaamacaddii ummada oo Muqdisho loo aadi jiray, dhawr iyo sodon sano kadib inaan caawa Garowe uga qaybgelayno 372 ardey oo wax ku bartay Garowe waa horumar dhinaca waxbarashada ah oo la gaaray. Jaamacadda Bosaaso waxaa guul u ah inay soo saartay in ka badan Sideed kun oo ardey, waxay qayb wayn ka qaadanaysa horumarka iyo dawlad dhiska dalkeenna.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *