Guddoomiyaha Jaamacadda Bosaaso- Garowe Dr Mohamed Ali Mohamud: “Dhamaan ardeyda qalin jabinaysa waxay halkaan ku soo gaareen dadaal dheeri ah oo qofkasta uu naftiisa geliyay iyo shaqo adag oo uu qabtay, Waxay u dhabar adaygeen dhammaan culaysyadii waxbarashada mudadii ay jaamacadda dhiganayeen iyaga oo kasbaday Aqoon, Akhlaaq iyo Cilmi. Sidookale waxay ku hubaysanyihiin Dulqaad, Aqoon, Hal-abuurnimo, U fikirka si madaxbanaan iyo dhageysiga argtiyaha kasoo horjeeda”.

Guddoomiyaha Jaamacadda Bosaaso- Garowe Dr Mohamed Ali Mohamud:
“Dhamaan ardeyda qalin jabinaysa waxay halkaan ku soo gaareen dadaal dheeri ah oo qofkasta uu naftiisa geliyay iyo shaqo adag oo uu qabtay, Waxay u dhabar adaygeen dhammaan culaysyadii waxbarashada mudadii ay jaamacadda dhiganayeen iyaga oo kasbaday Aqoon, Akhlaaq iyo Cilmi. Sidookale waxay ku hubaysanyihiin Dulqaad, Aqoon, Hal-abuurnimo, U fikirka si madaxbanaan iyo dhageysiga argtiyaha kasoo horjeeda”.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *