#Hadal_jeedinta: Prof. Abdirazak Abdullahi Hashi oo Barnaamijka Tusmayn iyo Talowadaag. kulanka waxaa sannadka ku casunnaa Prof. Abdirazak Abdullahi Hashi oo ah aqoon yahan Soomaaliyeed oo ka tirsan jaamacadda IIUM Malaysia, “Prof. Ku wuxuu ardayda u jeediyay mawduuc ka hadlayay Tilmaamaha iyo doorka ardayga Jaamiciga ah. University of Bosaso – Garowe #ttuobg2022

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *