SHIRKA SANNADLAHA AH EE SomaliREN

Waxaa maalintii shalay ahayd 27/07/2022, ku soo gabagaboobey magaalada Kigali ee dalka Ruwanda shirkii sannadlaha ahaa ee SomaliREN oo ay ku mideysanyihiin in kabadan 28 jaamacadood iyo Macaahid Cilmibaariseed oo ay jaamacadda Bosaso na xubin ka tahay. Shirkaas oo ujeedkiisu ahaa kor u qaadista cilmi baarista iyo tayeynta jaamacadaha.
Waxaa Jaamacadda Bosaso uga qaybgalay Guddoomiyaha Jaamacadda Boosaaso – Garoowe, Dr. Maxamed Ali Maslax.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *