HESHIIS IS-AFGARAD: JAAMACADDA BOOSAASO GAROOWE IYO JAAMACADDA SIMAD

Jaamacadda Boosaaso – Garoowe iyo Jaamacadda SIMAD University ee magaalada Muqdisho, ayaa heshiis is af-garad iyo wada shaqayn ah ku wada saxiixday Magaalada Muqdisho. Heshiiskan ayaa ku qotoma wada shaqayn iyo iskaashi dhexmara labada jaamacadood ee dhinacyada waxbarashada, isdhaafsiga shaqaalaha, cilmibaarista, horumarinta iyo tiknooloojiyadda.

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *