TABABAR KU SAABSAN XAKAMAYNTA CAYAYAANKA

Qaar ka mid ah ardayda barata Public Health ee Jaamacadda Boosaaso Garowe, ayaa maanta tababar ku saabsan xakamaynta cayayaanka iyo qaabka loo buufiyo ku qaatay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *