Waajibaadka iyo Mas’uuliyadaha saaran qofka bartay culuumta nafaqada
Waxaa lagu qabtay Jaamacadda Boosaaso – Garoowe, fagaare hadal ku saabsan Waajibaadka iyo Mas’uuliyadaha saaran qofka bartay culuumta nafaqada.
Mowliid Maxamed Ciise oo ku diyaarinaya shahaadada PhD culuumta nafaqada ayaa la wadaagay Waajibaadka iyo Mas’uuliyadaha saaran ardayda dhigata kulliyada caafimaarka gaar ahaan qaybta nafaqaynta iyo culuumta cuntada Soo bandhigay.










