ARDAYDA SOCIAL WORK OO BOOQDAY KAAMAMKA

Ardayda dhigata kuliyadda Culuumta Bulshada gaar ahaan Social Work and Social Administration ee Jamaacadda Boosaaso – Garoowe, ayaa qiimayn looga dan lahaa ogaanshaha baahiyaha bulshada barakacayaasha ah ku tagay qaar kamid ah kaamamka magaalada Garoowe.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *